Maayerka Boorama ayaa soo kormeeray goobo waxbarasho oo dayactir u baahan oo ku yaal magaalo cad iyo Boorama. Goob caafimaad ayaa iyada la dhagax dhigey. Maayerka oo ay u weheliyaan waaxyada caafimaadka iyo waxbarashada ayaa sidoo kale booqdey xarun caafimaad oo dhamaatey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM