X

Maayerka Boorama iyo badhasaabka oo kaliya cabasho ka jawaaba marka rabshado yimaadaan

Maayerka Boorama iyo badhasaabka gobolka Awdal ayaa kaliya cabasho ka jawaaba marka abshado yimadaan. Masaakiinta qashinka ag degan ayaa muddo cabanayay cid dheg iyo jalaq u siisayna ma jirto. Waxayna muujinaysaa karti xumada dul hoogenaysa kuwa ay doortaan reer Boorama oo loo keeno.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.