X

Maayerka Boorama oo dhacdadii xalay ku tilmaamey ”wax aan waynayn” iyo dhaawacii oo hadlay: ARAG

Xalay ayay ahayd markii weerar tuuganimo lagu qaaday bakhaar sarifle ku yaalay oo uu leeyahay nin ganacsade ah kuna yaal bartamaha Boorama halkaas oo ay gaysteen khasaare iyo dhac aan la garanayn xadidka. Maayerka ayaa ku tilmaamey dhacdadan mid aan sidaa u buurneyn. Tuugadan ayaan wali la soo qaban iyadoo dadka magaaladu iswaydiinayaan cida sida dhabta uga dambeysa hantida ganacsadaha ee ay xalaalaysteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.