X

Maayerka Boorama oo ka hadley guryo dad danyara loo dhisey oo lacagta la soo mariyay hay’ad

Maayerka Boorama ayaa ka Hadley dhismeyaal aan la garanayn inta ay yihiin laakiin markii dambe uu ku sheegay 215 guri oo lacagta lagu dhisey ay ka timi caawimada Somaliya la siiyo qayb yar oo kaga soo hagaagtey magaca Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.