Maayerka Boorama ayaa ka hadley dab qabsaday suuqa hilibka ee magaalada gaar ahaan xaafada Axmed Gurey iyo khasaare wixii soo gaadhey,,waxa wax laga waydiiyay mudaharaad goobta ka dhacay iyo rasaas layska ridey wuxuuna ku jawaabey in goobta rasaas layska ridey oo gidaar ku soo dhacdey ay waxyeelo u gaysatay isla mid ka mida kuwii ridayay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM