X

Maayerka Boorama oo leh xilka welli anigaa haya diideyna in laga qaaday

Maayerka Boorama ayaa diidey xilkii laga qaaday. Maayerka oo Hargeysa tagey ayaa saxaafada u sheegay inuu welli haysto caqlabiyada golaha. Waxa muuqata in maayerku wareer geliyay magaalada.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=l9Sr60-wVmw[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.