Boorama–Maayerka Boorama ayaa waraysi dheer kaga waramay dhacdooytin maalmahan ka taagnaa magaalada sida odayada Jibriil Yoonis ee uu xidhey Ramaax sharci daradana ku xidhan iyo dhacdadii kacdoonku kula wareegay gaadhi ay lahaayeen maamulka Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS