Cabasho xoogleh ayaa maanta waxa magaalada Boorama ku soo bandhigey bajaajleyda oo sheegay in cashuurtii lagu kordhiyay xilli ay sheegeen in goobo ay ku shaqaysanaayeen degmadu ka xirtey. Maayerka Boorama oo wax laga waydiiyay arintan ayaan ka jawaabin laakiin sheegay in dhiigmiiratada koriontada magaalada oo ku shaqaysta dhulkii dawlada ayna cashuur bixin iyagana laga qaadi doono.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM