X

Maayerka Boorama Saleebaan (Caseeye) oo diidey in reer Awdal ka hadlaan saamiga xilligan

Maayerka degmada Boorama oo reer Boorama ka filaayeen inuu taageero inay ISAAQ cadkooda ka goostaan ayaa Hargeysa ka sheegay in sheekada hadda loo diyaar ahayn oo doorasho la galayo. Maayer Caseeye ayaa dhabarka uu soo taabtey Muuse Biixi kana baqay in dagaal lagu qaado kursigiisa.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.