Maayerka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi (caseeye) ayaa soo bandhigey miisaaniyada degmada. Maayerka oo jujuub lagu geeyay booskan uu degmada hore u caseeyay ayaa sheegay in dakhliga degmadu kordhayo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cBSG3YQ8ENc[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS