Maayerka Burco oo u faanay si aan hore loo arag yuuse u faanay
Maayerka Burco ayaa u faanay si aan hore loo arag mar uu ka hadlayay xayiraada la soo saarayo diyaaradaha ka imanaya Hargeysa ee tagaya Muqdisho. Maayerka Burco uguma horeeyo in uu rito hadalo maaweelo ah.