X

Maayerka Burco oo u quusgooyay dadka reer Awdal ee yiraa Boorama waa magaalo madaxda labaad ee Somaliland: ARAG

Maayerka Burco ayaa si adag ula hadlay dadka reer Awdal ee yiraa Boorama waa magaalo madaxda labaad ee ”Somaliland”.. Wuxuuna yiri hadaad naag la qabo iska caashaqdo waa mashaakil horaan idiin amaaney oo aan idin dhahney waxaa tihiin magaaladii nabada hoygii waxbarashada..adeerow labadaa ku ekaada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.