Maayerka Caynabo oo ka badbaaday shil gaadhigiisu ku galay meel u dhow Caynabo
Maayerka Caynabo oo u sii dhaweynayay wafti odayaala oo ka yimi Buuhoodle kana qaybgalay shir ay la yeesheen wasiir Warancade ayaa shil ku galay meel u dhow Caynabo waxana dhaawaca maayer ku xigeenka.