X

Maayerka cusub oo ka hadlay waxa uu qaban doono iyo dayn looga tagey oo uu sheegay in ay gaarayso 300,000

Boorama–Maayerka cusub ee Boorama ayaa ka hadlay xaflada xilwareejinta sheegayna in looga tagey dayn gaadheysa 300,000 oo kun oo doolar oo ah lacago ay lahaayeen shaqaalaha ka shaqeeya dawlada hoose. Ma sheegin meesha lacagtaasi ku maqan tahay iyo cida loo raacayo..waxa kale oo uu sheegay in uu bixin doono mishaharka shaqaalaha inkastoo aanu sheegin halka lacagtaasi ka imanayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.