X

Maayerka degmada Boorama iyo golihiisa oo ku mijobaxsaday kawaanka xoolaha iyo buundada Camuud

Maayerka degmada Boorama iyo qaar ka mida golihiisa ayaa mijobaxsi ku tagey buundada Camuud iyo kawaanka hilibja magaalada oo muddo laga qayliyay waxna aan laga qaban. Waxa hadali ka jeediyay goobta qaar ka mida masuuliyiinta Camuud.



Maxamed Yuusuf

ARAABIBEWS

admin:

This website uses cookies.