X

Maayerka Hargeysa oo dhagax dhigey buundo isku xidhaysa xaafada Gacan Libaax iyo xafada Faarax dhegasayn+MUUQAAL

Hargeysa–Maayerka magaalada Hargeysa ayaa dhagax dhigey buundo isku xidheysa xaafada caanka ah ee gacan Libaax iyo xaafada cusub ee Faarax dhegasayn. Dadka xaafada ayaa togag ka talaabi jiray wayna soo dhaweeyeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.