Boorama-Araabinews–Maayerka iyo maayerka ku xigeenka Boorama ayaa shir jaraaid wada qabtey kuna qosley war beena oo lagu qorey saxaafadaha reer Awdal sheegayna in ay iskudhex feedheen xarunta dhexdeeda.
Ku xigeenka maayerka ayaa sheegay in xilliga wararka laga qorey uu isagu joogey Idhanka una joogey hawlo kale.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS