Maayerka Laascaanood ayaa ka hadlay lacag cashuura oo la sheegay in loo kordhiyay gobolka Sool si loogu caawiyo Laascaanood in ayna arag meesha ay ka baxdey oo lagu cuno Hargeysa. Siilaanyo ayaa lacagta cashuurta kordhiyay waxase mayerku sheegayaa in ayna ilba saarin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS