Maayerka Lughaya oo ka waramay xaaladii ugu dambeysay ee gobolka
Maayerka Lughaya ayaa ka hadlay xaaladii ugu dambeysay ee gobolka kadib weerarkii Samawanaag oo ka tirsan Lughaya iyo sida ay u socoo diiwaangelintta. Wuxuu hoosta ka xariiqey in aan la qaadan Karin hal dhagax oo ka tirsan Lughaya.