Maayerka Lughaya ayaa qaylodhaan ka direy abaaraha ka jira deegaankiisa isagoo lagu eedeeyay in u dibedda uga soo saaray dhalinyar reer Awdal oo uu u fasaxey Ceelsheekh hadana markii dambe laga soo saaray deegaankoodii. Ilaa hadda jawaab kama bixin arintan lagu eedeeyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM