Maayerka Saylac ayaa ka hadlay xilwareejin loo sameeyay badhasaabka cusub iyo kii hore waxana lagu dheeraaday nabadgalyada iyadoo magaalada ay si xooga uga shaqaystaan dad aan u dhalan oo ciidan iyo cashuurba wada maamula una badan beesha Isaaq halka Samaroonka leh magaalada ay bilaa shaqo yihiin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS