Maayerka xooga lagu doortey ee Boorama ayaa u jawaabay Maxamed Dheerayste oo isagu qaba in looga shubtey xoogna lagu mariyay gudoomiyaha degmada.
Muuse Biixi ayaa loo aanaynayaa isku dirkan. Saleebaan Xasan Xadi ayaa hore ugu fashilmey maayernimada kagana tagey magaalada casaan.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=CDA7uMb3zPs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS