Awdal 23 Dec 2014–Maaterkii hore ee Boorama Cabdi Shide Bile ayaa markii ugu horeysay Hadley isaga oo la joga ciidanka dib u hanashada gobolada Awdal oo si buuxda uga go,ay maamulkii la odhan jirey Somaliland..baaqna u direy deeq bixiyayaasha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS