Maayerkii hore ee Boorama Saleebaan Xasan Xaddi ayaa si dadban u sheegay in beeshiisu SNM keentay Boorama iyo dawladnimada. Mar suaal laga waydiiyay hadalo uu ku celceliyay oo ah in aanu musharax noqoneyn haddii ay jirto cid uga lexejexlo badan Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM