Boorama–Maayerka Boorama ayaa beeniyay warar sheegaya in guryo loogu talogalay danyarta in qaydhiinka ay ku qaybsadeen wuxuuna eed dusha uga tuurey kuwa warkaas qorey. Wuxuu kaloo ka waramay warar ku saabsan golaha deegaanka. Golaha uu madaxda ka yahay ayaa ku fashilmey in ay mishahar siiyaan shaqaalaha ay qorteen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM