X

Macalimiinta jaamacada Camuud oo ka hadlay takhasuska heerka labaad iyo qaybo la soo kordhiyay

Boorama–Munaasabad looga hadlay takhasuska Jaamacada oo gaaray sanadkii labaad ayaa waxa ay ka dhacday Camuud waxana goobta ka hadlay macalimiinta heerar kala duwan ah iyo kuwo iyagu hadda dib u qalinjabiyay ama qaatey koorsooyin cusub.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.