Mijir wuxuu ahaa macalinka Axmed Xasan Cawke wuxuuna ka hadlay geerida iyo waliba taariikhdiisa oo uu ku sheegay in la waayay qof wax ka tabanaya. Axmed Ayuu ku sheegay in uu ahaa wariye dhalad ah xilligii shaqada la qoreyna uu markiiba ka soo dhalaalay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM