Hargeysa–Iyadoo Hargeysa ay ku badan yihiin boqorada badda kan buuraha iyo kuwo cirka ayaa boqor badmadow oo ka hadlaya dekeda Berbera sheegay in marhore lagu yidhi madaarka Hargeysa waxa dhisaya Shiine laakiin markii dambe noqdey Cumaani indho waaweyn wuxuuna sheegay yaa damaanad qaadaya in dekeda Berbera sidaa noqon.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS