Garoonka CAALAMIGA AH ee magaalada Boosaaso ayaa la saaray laamiga qaybta soo degida diyaarada iyo qaybaha kalana la dhamaystiri doono. Qaybtan ayay sheegeen in daamurku soo daahay maadaama ay badda ka jirtey duufaano khatara oo hakiyay maraakiibta. Boosaaso madaarkeda ayaa waxa dhisaya shirkad shine ah
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM