Madaarka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa si rasmi ah loo bilaabay iyadoo hadda la dhisayo gurigii madaarka ee socdaaladu soo mari lahaayeen. Madaarka ayaa leh dabdamis waxana ku socota intii ugu dambeysay si shaqada madaarku u buuxsanto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM