Boorama–Madarasad loogu magac daray Sheekh Nuur ama reer Nuur Yoonis (Samaroon) ayaa laga hirgeliyay deegaanka Sheekh Nuur oo ka tirsan gobolka Awdal. Waxa furitaankan ka qayb galay masuuliyinta beesha, culimo iyo waxgarad.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS