Madasha nabada ee Somaliland oo saamiqaybsiga kala doodey salaadiin reer Awdala
Madasha nabada ee Somaliland ayaa dood la yeelatay qaar ka tirsan salaadiinta Awdal oo la sheegayo in ay dalbadeen boqolkiiba 40 in la siiyo kuraasta golaha wakiilada maamulka Somaliland.