Madaxweynaha Puntland Cabdiwelli Gaas ayaa shir jaraaid ku qabtey Muqdisho kana hadlay mowqifka asy qaateen ee ku aadan doorashada oo uu ku sheegay mid uu ula noqonao maamulkiisa. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS