X

Madax dhaqameed hadalka ku adkeeyay beesha dhexe taageerayna diidmadii xildhibaanada Awdal

Madax dhaqameedyo ka soo jeeda Awdal ayaa taageeray mowqifka aan adkayn aana hubin in laga dhegeysanayo xildhibaanada Awdal ee ay ku qaadaceen in doorashada ku galaan 13 kursi. Madax dhaqameedyadan ayaa hadalka ku yar adkeyay beesha dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.