Madax dhaqameedka Awdal oo ka hadlay kursiga Siilaanyo u xirey Muuse Biixi
Madax dhaqameedka Awdal ayaa Siilaanyo uga digey in uu xisbiga Kulmiye u xiro Muuse Biixi dadka kalana la gees maro. Madax dhaqameedka ayaa u sheegay Siilaanyo in uu ku dhex dhexaad ka noqdo waxase la iswaydin karaa in uu dhegeysanayo.