Madax dhaqameedka MaxadCase (Samaroon) oo hambalyo u direy Muuse Biixi
Madax dhaqameedka MaxadCase (Samaroon) ayaa hambalyo u direy Muuse Biixi oo xisbigiisu ku shubtey doorashadii ka dhacdey maamulka Somaliland. Madax dhaqameedka ayaa sidoo kale fariimo u direy reer Awdal.