Madaxa caafimaadka aasaasiga ah ee gobolada Awdal ayaa ka yaabay Maayerka Boorama oo ka hadlay degmo uuna xukun xilli tiisii ay ka jirto maamul xumo. Maayerka ayaa laga soo xigtey in goobaha qaar Lughaya ayna ka jirin adeegii loo baahnaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS