X

Madaxa cusub ee Puntland oo la kulmey musharixiintii uu ka guulaystay: SAWIRO

Madaxa cusub ee Puntland ayaa la kulmey musharixiintii uu ka guulaystay. Siciid Deni ayaa daraad ku guulaystey kursiga madaxa Puntland halkaas oo madaxda Somalida hambalyo u direen. Siciid Deni ayaa waraysi kooban ku sheegay inuu ka mid ahaan doono gole Cabdiwelli Gaas boos u ahaa oo la magac baxay golaha gobolada oo hadda burburey.


Munaasabada qado sharafta ah ayaa waxaa qayb ka ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Eng, Cabdixakiin Cabdullaahi Xaji Cumar Camey iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda iyo marti Sharaf kale.


Madaxa cusub ee Puntland ayaa laga sugayaa inuu qaato siyaasad cusub ama ku socdo tii hore ee go’doonka ahayd.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.