X

Madaxa cusub ee Puntland Siciid Deni oo maamulka la wareegay: SAWIRO

Madaxa cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la wareegay xilka maamulja 5-ta sano ee soo socota. Siciid ayaa garaacay musharixiinta kale ee la tartamsayay. Welli ma cadayn sida uu ula shaqayn doono dawlada dhexe.


Xil wareejin kooban oo Madaxii hore ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ku wareejinayo madaxa cusub ayaa ka dhacday Garoowe.


Siciid Deni ayaa baryahanba soo saarsy wareegtooyin uu ku joojiyay in hanti lala baxo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.