X

Madaxa DP World ee Somaliland oo booqday bakhaaro Itoobiya loo dhisayo: SAWIRO

Madaxa shirkada Imaaraadka ee DP World ee Somaliland ayaa booqdey bakhaaro loo dhisayo Itoobiya oo ay keydsan doonto shixnadaha.

Kormeerka ayaa waxaa ku wehelinayey maareeyaha Dekada Magaalada Berbera,waxana Bakhaaradaas laga dhisayaa ama ay ku yaallaan magaalada Wajaale ee Xuduudka Itoobiya iyo Somaliya.

Somaliya ayaa dacwad ka gudbisay shirkadan Carbeed ee Ku xadgidubtey isku xidhka shacabka Somaliyeed xaqirteyna dawlada Somalidu Wada dhisatey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.