X

Madaxa jinsiyadaha iyo socdaalka Gaafow oo soo bandhigey baasaboor buga

Madaxa socdaalka iyo jinsiyadaha dawlada Somaliya ayaa soo bandhigey baasabooro been abuura oo lagu qabtey muwadiniin Somali ah oo kaga dhoofayay garoomada Muqdisho iyo Kiiniya. Gaafow ayaa sheegay in xiriir fiican awgeed ay ku guulaysteen in qabtaamn dadkani.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.