X

Madaxa ololaha Wadani ee gobolka Awdal oo siro badan khashifey fariina u direy reer Awdal

Madaxa ololaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa siro badan khashifey fariina u direy reer Awdal. Gudiga doorashada ayaan welli soo saarin tirade saxda waxana lagu eedeeyay inayna iska indhatirtey ku shubasho.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.