X

Madaxa sirdoonka iyo wasiirka amniga Somaliya oo gooyay kulan laga sugayay barlamaanka

Kulan maanta ka dhici lahaa golaha barlamaanka dawlada Somaliya ayaa baaqdey kadib markii madaxa sirdoonka iyo wasiirka amnigu ay gooyeen kulankaas. Xiisada ka jirta ayaa ah in ayna rabin uin ay fidiyaan siro badan iyo amaro la soo rogey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.