X

Madaxii caafimaadka aasaasiga ah ee gobolka Awdal oo xilwareejin sameeyay

Madaxii caafimaadka aasaasiga ah ee gobolka Awdal Maxamed X Cumar Yaabe oo xilkii uu ka qaadey Muuse Biixi ayaa xilwareejin sameeyay. Xilwareejinta ayaa ka dhacdey xarunta caafimaadka ee gobolka Awdal.

Maxamed X Cumar Yaabe ayaa lagu bartey waxqabad balaaran oo gobolka ah.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OuvY-vWURSY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.