X

Madaxtooyada oo ciidsiinaya caruur agoona oo dhib ku haysato Muqdisho: SAWIRO

Madaxtooyada ayaa ciidsiinaya caruur agoona oo dhib ku haysato Muqdisho. “Waxaan u soo jeedineynaa warbaahinta in ay u istaagaan sidii loo abuuri lahaa Sanduuq dhaqaale oo agoonta wariyaasha ka caawiya, barbaarintooda waxbarashadooda iyo caafimaadkooda.” ayuu yiri C/risaaq Cilmi Black.



Dhinaca kale C/laahi Cusmaan Faarax oo ku hadlay magaca guddi wariyaal ah oo Xafiiska warfaafinta kala shaqeeyay raadinta iyo tirakoobka agoonta ayaa sheegay in wariyaasha Soomaaliyeed ay dhiiri-galin u tahay in garab istaag loo muujiyo carruurtii ay ka dhinteen saaxiibadooda shaqo, lana ciidsiiyo maadaama waalidiintoodu ay geeriyooday iyaga oo bulshada Soomaaliyeed u adeegaya.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.