X

Madaarka caalamiga ah ee Boosaaso oo maanta xariga laga jaray waase madaar nooceeya: SAWIRADII furitaanka

Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh kan maamulka Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Gaas, safiirada Dalalka Talyaaniga iyo Shiinaha ayaa siwada jira xariga uga jaray Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, iyadoona xarig jar kadib ay kormeer bilaabeen.

Garoonka Boosaaso ayaa xariga looga jaray magaciisii hore ee Boosaaso International Airport, waxaana taasi ay meesha ka saartay warar maalmahaan la isla dhexmarayay oo sheegayay in Garoonka magaca laga badlayo.

Martida maanta joogtey ayaa garoonka ku soo wareegtay iyagoona u qushuucay sida Shiinuhu u dhisay iyadoo dawlada Somaliyana fududeysay ogolaatayna in horumar la sameeyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.