X

Madaxweyihii Koofur Afrika oo xukunka ka degay markii loo hanjabay

Madaxweynihii Koofur Afrika ayaa xukunka iska casilay Markii loogu hanjabay in si sharci ah looga tuuri doono. Zuma ayaa la yimi dhega adayd.



Zuma ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq inkastoo ayna jirin wax cad oo lagu helay.

Waxa xukunka loo dhaarin doonaa ku xigeenkiisa oo sheegay inuu raadsan doono codka saxda ah si uu u fuliyo qorshihiisa dhaqaale.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.