X

Madaxweynaha Ahlu sunna sidee loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynaha Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir sidee loogu soo dhaweeyay Muqdisho xilli maamul goboledyadu shir kula jiraan madaxda dalka

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka, oo uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha, Saraakiil Ciidan iyo xubno kale.

Ujeedka wafdigan ay u yimaadeen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu sheegay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen wada hadalka ay garwadeenka ka tahay Dowladda Federaalka ee u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.