Madaxweynaha Awdalstate Prof C/samad Nageye ayaa ka hadlay qodobo badan oo muhiima iyo waxyabihii uga qabsoomay socdaalkii Muqdisho isagoo sheegay in uu hadda xooga saari doono xoojinta ururkii USP ee beelaha Woqooyiga intooda diidan fikirka jujuubka ah ee goosadka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM