X

Madaxweynaha Awdalstate oo ka hadlay dhulboobka xeebta iyo bariga Awdal: nin dhulkiisa aan difaacayn yaanu sheegan

Kuwa ka imanaya Hargeysa ee u imanaya odayada reer Awdal ee leh dhulka reer Awdal halagu wareejiyo Hargeysa laba mid ayuunbey yihiin 1-in ay waalan yihiin iyo in damiirkoodu mar hore dhintey ayuu yiri Prof C/samad Nageeye.

 

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.